SBS Somali - SBS Afsomali cover art

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

By: SBS
Listen for free

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.Copyright 2025, Special Broadcasting Services Politics & Government Social Sciences
Episodes
  • SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga Jimce 22 May 2026
    May 22 2026
    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 22 May 2026.
    Show More Show Less
    12 mins
  • Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026
    May 22 2026
    Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na wuxuu tabo-bar gurmadka degdegga ah u furay 150 shaqaale ah. Ka dhegeyso halkan👇🏾
    Show More Show Less
    10 mins
  • WHO oo xaalad caafimaad oo degdeg ah ka xaqiijisay Ebol-lada ka dillaacday Congo iyo Uganda
    May 21 2026
    Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqay in faafitaanka xanuunka Ebola ee dalalka Congo iyo Uganda, uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah caalami ah.
    Show More Show Less
    9 mins
adbl_web_anon_alc_button_suppression_c
No reviews yet